Rasaas xooggan oo laga maqlayo agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia

Rasaas xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka bilaabatay agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho. Rasaasta xoogeeda ayaa ka socota agagaarka tiyaatarka Qaranka, nawaaxiga Hotelka SYL iyo mid ka mid ah jidadka laga galo Villa Somalia. Waxaa goobahaas aad ugu badan kontrolada ay joogaan ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada, lamana oga illaa hadda … Continue reading Rasaas xooggan oo laga maqlayo agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia